Xarumaha daryeelka mudada dheer, sida xarumaha dadku dagan yihiin ama xarumaha nolosha ee kaalmada la siiyo
Xarunta kalkaalinta ama xarun lamid ah
Hooyga kooxda ama xarun kale oo daryeel
Xarunta caafimaadka ee la dagan yahay
ama aad ka shaqayso xarumaha qaarkood:
Shaqaalaha gurmadka degdega ah, sida shaqaalaha caafimaadka, dab damiska, booliiska iyo shaqaalaha xarumaha jameecooyinka
Macalimiinta, shaqaalaha taageerada dugsiga iyo shaqaalaha daryeelka ilmaha ee maalintii
Shaqaalaha beerta
Shaqaalaha warshada
Dadka ka shaqeeya xabsida
Shaqaalaha adeegga Boostada Maraykanka
Shaqaalaha gaadiidka dadwaynaha
Shaqaalaha dukaannada adeegga
Liiskaan kuma jiraan dhammaan xaaladaha shaqada iyo nolosha ee keenaaya khatarta badan. Haddii aad su'aalo ka qabto khatarta aad ugu jirto qaadista COVID-19, la hadal dhakhtarkaaga. Haddii aad u baahan tahay in lagaa caawyo helitaanka dhakhtar, wac 211.